Golaha Wakiilada Puntland oo go’aan ka gaaray Wasiiro la horkeenay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta horgeeyey Golihiisa cusub ee Wasiirada Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Puntland oo ku gudajira hawl-maalmeedkooda shaqo ee kal-fadhiga 43-aad fadhigiisa 19-aad. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Golaha Wakiillada Puntland ka codsadey inay ansixiyaan Golaha Wasiirada cusub ee Puntland, waxa uuna Madaxweynuhu xusay in Wasiirada cusub lagu soo xulay aqoon, … Continue reading Golaha Wakiilada Puntland oo go’aan ka gaaray Wasiiro la horkeenay (Daawo Sawirada)